Kooxda West Ham United ayaa lagu soo waramayaa in ay ku raad saxiixa laacibkii hore ee Liverpool Shelvey.

26-jirkaan ayaa haatan dhaawac muruqa ah qaba, waxaana la isticmaalay kaliya 12 kulan.

Si kastaba ha ahaatee, Daily Mail ayaa sheegeysa in Shelvey uu soo jiitay xiisaha kooxda West Ham United iyadoona miiska saartay aduun dhan 30-milyan.

West Ham ayaa horay ugu soo iibsatay Samir Nasri oo dhawaan kooxda yimid.