Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Wasiirka aan lagu sameyn shaqo joojin rasmi ah hayeeshee ay tahay kaliya in uu baaritaanka ku socdo.

Wasiir Cawad waxaa uu sheegay in Wasiir ku xigeenka la eedeeyay islamarkaana ay xeer ilaalinta baaritaan wadaan,wax caadi ahna tahay in marka qofka baaritaan ku socdo uu shaqada joojiyo.

Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shaqo ka joojinta Wasiir ku xigeenka aysan wax saameyn ah ku yeelan shaqada Wasaaradda.

Dhegeyso.

      110101027 - My Recording
      110101_027 - My Recording