Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa magacaabay Taliyaha iyo ku xigeenka qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wareegtadan ayaa sidoo kale saameyn ku yeelatay taliyayasha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka oo ka howlgalayay Hirshabeelle,waxaana loo magacaabay talis cusub halka kuwii hayay loo wareejiyay qeybta 12ka April.

No automatic alt text available.

Taliyayaasha qeybta 12ka April ayaa Bishii la soo dhaafay ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha hoose,waxaana la magacaabay beddelkoodii.