Wareegto ka soo baxday Taliyaha Booliska Maamulka Puntland ayuu ku magacaabay Taliyayaasha Rugta Koontaroollada ee Magaalada Boosaaso.

Waxaa kale oo uu magacaabay Taliyaha Saldhigga Booliska Xaafadda Baalade ee Magaalada Boosaaso.

Guud ahaan Taliyayaasha lagu magacaabay Wareegtada ka soo baxday Jeneraal Muxiyaddiin Axmed Muuse ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa 6 Taliye,waxaana ka mid ah.