Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah Taageerayaasheeda ugu soo bandhigtay saxiixeeda cusub Brahim Diaz.

Real Madrid ayaa todobaadkan aduun dhan 674m kula soo wareegtay laacibka da’da yar ee Diaz.

21-jirkaan ayaa ku farxay kuso biiristiisa Real isagoona sheegay in uu ku riyoon jiray Real Madrid.

Qandaraaska xidigan uu kula sii joogayo kooxda Real Madrid ayaa gaaraya ilaa 2024.