Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali qeyre ayaa maanta Magacaabey Gudiga Badbaadinta iyo soo celinta hantida Qaranka Soomaaliyeed.

War-Qoraala oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Faraalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Guddi ka kooban 11 xubnood oo uu Gudoomiye u yahey Wasiirka Waxbarashada Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdullaahi Guudax Barre.

Gudigaan ayaa ka kooban Masuuliyiin ka takirsan Dowlada Soomaaliya waxaana kamida Xeer ilaaliya Guud ee qaranka,Hanti dhowrka guud ee qaranka,Wasiiro iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

 

HOOS KA AQRISO WAR-SAXAAFADEEDKA.

Aucune description de photo disponible.Aucune description de photo disponible.