Magaalada Hong Kong, waxaa lagu arkay labo Nin oo u eg Madaxweynayaasha Dalalka Philippines iyo Waqooyiga Kuuriya.

Dadka magaaladan ayaa sawirro la gala labadan Nin oo laftooda saaxiibo ah,waxaana ay caan ka yihiin waddooyinka Magaalada.

Labada Nin oo aad ugu eg labada Madaxweyne ayaa waxaa ay soo jiiteen Caalamka,waxaana dadka qaarkiis ay sheegayaan in labada Nin ay heystaan Koobiga  labada Madaxweyne ee Caanka ah.

Labada Nin waxaa lagu kala magacaabaa  Cresencio Extreme oo u eg Madaxweynaha Philippines (Duterte ) iyo Howard X oo u eg ( Mr Kim ).

Bidix:Kim Jong-un , Midig u eke
Bidix: Duterte, run ah, Midig Duterte u eke,
Howard X iyo Cresencio Extreme oo wada cunteynaya.
A Rodrigo Duterte impersonator (C), who goes by the name Cresencio Extreme, poses for photos as he attends a church service in the Central district of Hong Kong, 3 February 2019
Dad isku sawiraya Ninka u eg Madaxweynaha Philippines

 

Gabar salaameysa Ninka u eg, Deturte.
Bidix, Howard X, Midig Cresencio Extreme 

Isha:BBCNEWS