Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaha ay u qabtay saxiixa kubad sameeyaha Chelsea iyo xulka France Kante.

Kante ayaa ka mid ahaa xidigii aadka looga doon doonayay suuqa bishii janaayo waxaana xidiga uu diirada u saarnaa kooxda PSG.

Wareyska France Football ayaa ku waramaya in PSG ay dib uso celisay xiisaha ay u qabaan xidiga qadka dhexe Kante.

Balse wali Chelsea kama jawaabin dalabka laga soo gudbiyay xidigoda weyna adagtahay in ay si fudud ku fasaxaan.