Daaficii hore ee kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Pepe ayaa ugu dambeyn dib ugu laabtay wadankiisa isagoona ku biiray kooxda FC Potro.

35-jirkaan ayaa aduun dhan £30 ugu biiray kooxda FC Potro waxaana uu la midoobi doonaa Iker Casillas oo xili hore ku biiray halkaa.

Pepe ayaa ka hadlay dareenkiisa ku soo biirista FC Porto wuxuuna yiri” Runtii waa ii farxad inaan dib ugu soo laabto dalkeyga halkan waa hoygeyga waana ku faraxsanahay inaan imaado uu aan dib ula midoobo muddu kadib saaxiibkeyga ikar Casillas, ayuu hadalkiisa kuso koobay Pepe.