Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasir Xasan Mohamed lafta –gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Gollaha wasiirada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya.

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor
Shirka Golaha Wasiirada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa Shirka Ka soo qeyb Galey Dhamaan Wasiirada iyo Wasiir Kuxigeenada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,kulanka ayaa ugu horeen isku baray golaha wasiirada KGS.

Image may contain: 7 people, people sitting and indoor
shirka Golaha wasiirada Koofur Galbeed.

Waxana inta Badan looga Hadley Sidii ay Xilka ay isugu wareejin lahaayeen Wasiirada Cusub iyo Kuwa Hore sido kale sidii loo dar dar galin lahaa wax ka qabashada Dhibaatooyinka Ka Jira deegaanada Koonfur galbeed, oo ay ka mid Yihiin Biyo yarida ,Amniga ,Caafimadka , waxbasharada ,Cadaalada Iyo Furidda jidadka ay go’doomiyay dagaalamayaasha Al shabaab.

Image may contain: 5 people, people sitting, wedding and indoor
Wasiirada Shirka ka qeyb galay.

Shaley ayey Eheed Markii ay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamanka Koonfur galbeed Soomaaliya Gollaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Madaxweyne Lafta gareen.

Image may contain: 1 person
Maxweynaha Koofur Galbeed Lagtagareen