Mudo dheer ka dib waxaa kooxda Banaadir SC si rasmi ah uga tagay kabtankooda dhiiga ee Daadir Amiin cali dada.

Kooxda Elman ayaa gacanta ku dhigtay dhowr ciyaaryahan oo magac ku leh Soomaaliya, waxaana hoggaaminaya kabtankii hore ee Banaadir Daadir Amiin Cali.

Xiddiga  xawaaraha dheer  ayaa maanta lagu soo bandhigay xarunta kooxda Elman ee Magaalada Muqdisho, isagoo farxad ka muujiyay ku biirista naadiga.

Sidoo kale Elman ayaa la soo saxiixatay Goolhaye Aweys Amiin,C/qaadir Direey, Seyga Ruush-ka,Cumar iyo xiddigo kale.