Kooxda Manchester City ayaa lagu so waramayaa iney ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafaca xulka France ee Pavard.

Kooxaha Liverpool iyo Bayer Munich ayaa horay ugu raad joogay saxiixa xidigan waxaana markan kuso biirtay City oo qorsheyneysa iney lawaregto bisha janaayo.

Daafacan ayaa bandhig wacan kasameeyay koobkii Aduunka ee dhawaan soo dhamaaday isagoona ka mid ahaa xidigihii france kula guuleystay koobka Aduunka.