Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xil ka qaadis ku sameeyey 5 garsoore oo katirsan maxkamadda sare ee Dalka.
Isaga oo isla wareegtadaas ku magacaabay xeer madaxweyne garsoorayaal kale oo buuxinaya shaqada garsoorayaasha xilka laga qaaday.

Garsoorayasha la magacaabay waxaa kamid ah Saalax Sh. Ibraahim Dhiblaawe oo horay u ahaa guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir

Afarta kale ayaa kala ah
Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed
Garyaqaan Cabdalla Macalin Maxamed
Garyaqaan Xaydar Barqash Abuubakar
Garyaqaan Axmed Cali Muuse