Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa magacaabay Afar ka mid ah Taliyayaasha Ciidamada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

Taliyayaasha la magacaabay waxaa ka mid ah, Taliya Daraawiishta, ku xigeenkiisa, Taliyaha Gaadiidka Koofur Galbeed iyo Taliyaha Howlgelinta Ciidamada Koofur Galbeed.