Xisbiyada Siyaasada Maamulka Soomaaliland ayaa war ay soo saareen ku sheegey in ay Go’aan ka gaaray xiliga ay dhacey Doorashada Baarlamaanka iyo Deegaanka Soomaaliland

Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ayaa ku heshiiyay in doorashooyinka baarlamaanka iyo degaanka la qabto bisha November 2019ka, iyadoo doorashada ay qabanayaan guddida doorashooyinka ee hadda jooga.

ka dib doorashadii Madaxweynaha ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi waxaa jiray dood ay qabeen Xisbiyada Mucaaradka ah oo ay diidanaayeen Gudiga doorashooyin maamulkaasi waxaase hada muuqata in ay hoowshooda sii wadanayaan.

Xisbiga Wadani ayaa ka qeyb ka aheyn Xisbiyadda gaaray Heshiiskaan cusub ee wada gaareen Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye.

 

Hoos ka aqriso War-Xaafadeedka oo dhamaystiran.