Real Madrid captain Sergio Ramos holds the trophy after Real Madrid won the UEFA Champions League final football match between Juventus and Real Madrid at The Principality Stadium in Cardiff, south Wales, on June 3, 2017. / AFP PHOTO / Filippo MONTEFORTE (Photo credit should read FILIPPO MONTEFORTE/AFP/Getty Images)

Kooxda hogaamineysa horyaalka taliyaaniga ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dalab lama filaan ah kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos.

Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa ka carooday qaab ciyaareedka liida oo ay sanadkan ku jirto kooxdiisa Real Madrid waxaana dhawaan laga ciribtiray tar-tanka Champions League-ga.

Madaxweynaha kooxda Real Madrid Peres ayaa wadahadalo la furay kabtanka kooxda Real Madrid si uu xidiga ugu qanciyo in uu kooxda kusii nagaado.

Wargeyska Totosport ayaa ku waramaya in Juventus ay isha ku heyso xaalada daafaca birta ah ee Ramos iyadoo xili hore Juventus ay lawareegtay xidigii hore ee Real Madrid C.ronaldo.