Garoonka Craven Cottage ayaa marti galin doona kulan ugu soo horeeya todobaadkan Horyaalka Ingiriiska waxaana isaga hor imaan doona kooxaha Fulham iyo Man United.

Fulham oo garoonkeedda marti lagu yahay ayaa raadineysa in ay gaarto guushii 2aad seddexdii kulan ee ugu dambeysay EPL-ka.

Dhanka, Red Divels ayaa isha ku haysa in ay sii wataan kulamada ay guuldaro la’aanta yahiin waxayna doonayaan in ay kaalinta afaraad kala wareegaan kooxda Chelsea.

XOGTA KULANKA:

Fulham vs Man United

Waqtiga: 03:30

Garoonka: Craven Cottage

Garsooraha: Paul Tierney (England)

SAFAFKA LA FILAN KARO:

Fulham XI: Rico; Odoi, Le Marchand, Ream; Sessegnon, Chambers, Seri, Bryan; Cairney, Mitrovic, Babel

Man Utd XI: De Gea, Dalot, Lindelof, Smalling, Shaw, Fred, Matic, Pogba, Lingard, Lukaku, Martial