Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay haddii aan la fasaxin dhaqaalaha iyo mashaariicda ay ka xayirtay Dowladda Federaalka ah aysan ka qaybgeli doonin shirka amniga Qaranka ee lagu qabanayo Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Galmudug way ka digtay sii socoshada faragelin iyo burburin ay sheegeen in ay ku hayso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka aqriso war safaadeedka Galmudug.

Image may contain: text