Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobey ayaa ku burburtay degaanka  Pagak ee dalka Koofurta Suudaan oo u dhow Sohdinta Itoobiya ay la wadaagto.

Image may contain: one or more people and outdoor

Lama sheegin khasaare ka dhashay burburka diyaaraddan oo uu adeegsanayay howlgalka Qaramada Midoobey ee dalka Koofurta Suudaan.

Image may contain: aeroplane

Diyaaradda ayaa ka duushay Magaalada Pagak waxaana ay ku sii jeeedday Magaalada kale ee Malakal oo ka tirsan Dalkaasi Koofurta Suudaan.

Image may contain: sky, outdoor and nature

Howlgalka Qaramada Midoobey ee Koofurta Suudaan kama hadlin wali sababta ay diyaaraddan u dhacday iyo  haddii ay jiraan khasaare ka dhashay.