Warqad kasoo baxdey wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya  Maxamed Abuukar Abdi ayaa lagu magacaabey gudoomiyaha degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Cabdulaahi Cali Axmed ayaa loo magacaabey gudoomiyaha degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Kuufur Galbeed.

Dhawaan ayay aheed markii warqad ka soo baxday Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiir Laftagareen lagu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

HOOS KA Aqriso Warqada lagu magacaabay.

No photo description available.