Goolhayaha kooxda Man United iyo xulka Spain De Gea ayaa ka hadlay rajadooda kulanka caawa ay la ciyaari doonaan kooxda Barcelona lugta labaad wareega 8-da tartanka Champiuons League-ga.

Devid De Gea oo la hadlayay warbaahinta ka hor kulnka caawa ayaa yiri”Caawa waxaan la ciyaareynaa kooxda Barcelona waliba gurigeeda waana ogahay masahlana in gurigooda lagu garaaco balse inaga waa ino muhiim in an caawa garaacno Barcelona waliba gurigeeda” ayuu yiri Goolhaye Devid De Gea oo ka hadlayay rajadooda kulnka adag oo ay caawa la ciyaari donaan kooxda hogaamineysa horyaalka Spain ee Barcelona.