Dadka qaar ayaa naftooda la hadla marka ay marayaan jidadka ama ay joogaan suuqa ma ahan in ay waalanyihiin ee waxa ay ka caawineysaa in ay fahmaan wax qabadka ay doonayaan in ay qabtaan markaas taas oo ay ka simanyihiin dadka waalwalan oo iyagu cod sare naftooda kula hadla.

sikastay ahaataba Daraasad dhawaan la soo saaray ayaa sheegeysa in isla hadalka nafeed uu yahay caaqilnimo.

Xittaa dadka ugu caansan dunida uguna sareeya bulshada ayaa qaarkood la haayeen ama leeyihiin hab dhaqanka isla hadlida nafta.

Stephen Einstein wuxuu ahaa mid xirxiran oo aan dadka in badan la hadlin wuxuuna la hadli jirey naftiisa waliba cod sare “hadii aad ka mid tahay dadka isla hadla haka walwalin taa waayo waxaa laga yaabaa in ay tahay caaqilnimo sidoo kale waxa ay maskaxdaada ka caawineysaa in ay sifiican u shaqeyso”.

Sida ay muujineyso daraasad ay sameyeen culumada cilmigu nafsiga ee kala ah Gary Lupya iyo Daniel Swigley waxa ey leeyihiin waa dheered ama ka sareyna dadka kale uu leeyahay qofka nuucan ah,waxa ayna tijaabada darasadan ku sameeyern 20 qof.

Tani waxa ay sifiican kuu caawineysaa marka aad taqaano waxa aad codka sare ku dhaheyso ee maskaxdaada kujira.

Tusaale hadaad sifiican u eegto caruurta yaryar marka ay ciyaarayaan waxa ay ku hadlayaan ereyada ficilada ay qaban rabaan tusaale gaarigan yar Aabe ayaa ii gaday hooyo ayaan soo tusaya ama banaanka mesha shamiitada ah ayaan ku wadwadayaa.

Mustaqbal Radio.

Isha: WekeUP.