Sida daraasado kaladuwan sheegayaan 60% Raga ka waaweyn 45 jirka ayaa u badan in ay raadiyaam xaasas kale oo cusub.

Sababta ugu badan ee dadka ku keenta in ay ka tagaan lamaanayaa shooda iyaga oo raadiyana kuwa cusub ayaa ah iyada oo dadka qaar ay ku raaxeysanayan ama farxad ku dareemayaan lanoo laashaha dadka kale, qaarna ayba daneynayaan xariir cusub, halka qaar aysan ku qanacsaneyn la noolanshaha qofka xariirka hore kala dhexeeyo sababo la xariira isla joogidooda oo aysan ku qancin iyo dareenka lamaanaha isku hayaan.

Daraasad ay sameysay Jamacada New Hampshire Raga ayaa ka doonis badan 7% dumarka xaga xariirka lamaanaha.

Daraasada ayaa sabab uga dhigtay in Ragga iyo Dumarka ay ku kala duwanyihiin qiimeynta ay sameynayaan.

Tusaale ahaan dumarku ma sahlana in ay ka tagan Raga u wanaagsan caruurta ay aabaha u yihiin sidoo kalana dhaqaalahoodu wanaagsan yihiin halka Ragu aysan eegin oo kaliya ayna doonayaan marka cimrigoodo sii kordho in ay wax sii badsadaan uun.

Waxaa Turjumay:Mowlid Mo’alim Adem

Insha Indy100.