Saturday, March 23, 2019

Xeer-dejinta hannaanka labada gole (Bicameral system)

Dowladnimada iyo xukunka madaniga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa kuu soo kordhay hannaanka xeer-dejinta labada gole ee Baarlamaanka, haddaba qoraalkani waxa uu xoogga saarayaa...

Maxay u xiran yihiin Jidadka Muqdisho?

Isgoysyada iyo Jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho  oo  muhiim u ah isku xirka ganacsiga iyo socdaalka dadweynaha ayaa xiran, sidaas awgeed waxaa jira saxmad...

Maxaa mideeyey Daljir & UPD?

Horraantii bisha Okt-2018  madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 20 bilood kaddib markii looga guuleystay tartankii madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkii 2016...

Shaqaalaha Dowladdu xubin ma ka noqon karaa xisbiyada siyaasadda?

Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanaka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u...
error: Content is protected !!