Tuesday, April 23, 2019

Sucuudiga oo Iraan ka dacweeyay Qaramada Midoobey

Dowladda Sucuudiga ayaa dacwad rasmi ah ka gudbisay Dowladda Iraan oo ay ku eedeysay in ay si joogto ah ugu xad gudubto biyaha Dalka...

Duuliyayaashii Mareykanka ee lagu waayay dagaalkii 2aad oo badda laga raadinayo,sawirro

Dowladaha Mareykanka iyo France ayaa waxaa ay wadaan baadi goobka Lafaha Duuliyayaashii Mareykanka ee diyaaradihii ay wateen lagu riday dagaalkii 2aad ee Adduunka kuna...

Madaxweynaha Mexico oo ilaalo la’aan socda

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka Mexico,Andres Manuel Lopez Obrador,ayaa  iska diiday in uu sameyso ilaalo amaankiisa sugta sida Madaxda Caalamka kaleba ay isu ilaaliyaan. Madaxweyne Obrador,ayaa...

Kenya oo sheegtay in ay fashilisay weerar ay damacsanaayeen Al-shabab

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ka hortagtay weerar Al-shabaab ay la damacsanaayeen Saldhig Boolis oo ku yaalla degaanka Libooy ee Sohdinta dhaca. Guddoomiyaha Gobolka...

Wasiirka Difaaca oo la kulmay wafddi ka socda Midowga Europe

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa la kulmay sarkaalka Midowga Yurub siyaasadda dibadda ee bariga iyo Koonfurta Afrika u qaabilsan Eric...

Maxaa ka dhexeeya Arrimaha xujeyda Soomaaliya iyo xil ka qaadista Wasiirkii Awqaafta & Arrimaha...

  Raisalwasaare Kheyre ayaa Dhowaan xilka ka qaaday wasiirkii Awqaafta iyo arrimaha diinta Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen, waxaana xilkaas sii haynaya sida lagu xusay wareegtada...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo daahfuray hanaan Electronic ah oo dacwadaha loo qabanayo

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Axmed Yuusuf,iyo wasiirka caddaaladda Soomaaliya ayaa maanta daah furay hanaan cusub oo loo qabanayo Dacwadaha iyada oo laga...

Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga kula kulmay madaxweynihii xilka uga horreeyey!

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dalka Turkiga kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Farmaajo ayaa...

D.Federalka oo shaqadii ka joojisay Maareeyihii duulista iyo Saadaasha Hawada

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyay Maareeyihii Hay'adda Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya oo...

Khubarada oo ka digeysa adeegsiga Beteriga awoodda dabka keydiya (Power Bank)

Khubarada dhinaca danabka iyo Qulqulka Korontada ayaa ka digaya adeegsiga Beteriga awoodda dabka keydiya (Power Bank), oo dadka qaarki ay gacanta ku qataan si...
error: Content is protected !!