Monday, December 17, 2018

Kheyre oo caalamka ugu baaqay in kaliya aysan xoogga saarin dagaalka Al-shabab

Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay Madasha Sanad laha ah ee Dooxa ayaa Waddamadii ka qeybgalay ugu baaqay in ay maalgashi...

Wasiirka Warfaafinta K.Galbeed oo sheegay in aysan ku lug lahayn xarigga Abuu Mansuur

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya uusan ka warqabin xarigga dowladda Federaalka ah...

Musharrixiinka KG oo jeedinaya khudbadaha doorashada

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa maanta lagu wadaa in ay ka billaabato hadal jeedinta musharrixiinta u tartamaya Madaxweynaha Koofur Galbeed. Ilaa afar musharrax...

RW Khayre iyo Amiirka Qatar oo wada hadal ku yeeshay Doxa.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than Ra’iisul Wasaare...

Tirada xildhibaanada diiddaan Mooshinka kadhanka madaxweyne Farmaajo

Axaddii tagtay oo ay taariikhdu ku beegnayd 09-Dec-2018, waxa ay 92 xildhibaan oo katirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalku gudbiyeen soo jeedin kusaabsan xil...

Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo soo jeediyay in Mooshinka lagu wada rido guddoonka golaha shacabka

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada diiddan mooshinka islamarkaana taageersan Madaxweyne Farmaajo ayaa hadal la yaab leh ka sheegay kulankii maanta ay...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo kulamo la leh madax katirsan xukuumadda Qatar!

Ra’iisul wasaare  Xasan Cali Kheyre ayaa maanta maagaalada Dooxa ee dalka Qatar ugu qeyb galay shirka madasha sanadlaha ah ee Dooxa. Ra’iisul wasaare Kheyre oo...

Xidlhibaano katirsan Golaha shacabka ayaa soosaaray Bayaan ay ku taageerayaan madaxweyne Farmaajo

Xildhibaano katirsan goalaha shacabka ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa bayaan ka soo saaray mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Farmaajo, xildhibaannada oo kulan ku yeeshay Hotelka...

Mareykanka oo duqeyn ka geystay duleedka Muqdisho

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay weerar ka geystay degaanka Gendershe ee duleedka Magaalada Muqdisho,halkaas oo todobaadyadii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen Ciidamada...

Khasaare ka dhashay dibadbax maanta ka dhacay Baydhaba

Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday dhowr qof oo kalana waa ku dhaawacmeen kaddib markii maanta ay isku dhaceen ciidanka nabadgelyada iyo dadwynaha...