Friday, March 22, 2019

Kalfadhiga Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta ka furmaya Jowhar

Kalfadhiga Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in uu dib uga furmo magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas. Inta badan Xildhibaannada Maamulka Hirshabeelle oo bilihii...

Trump oo danjire cusub u soo magacaabay Somaliya

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa danjire cusub u soo magacaabay Soomaaliya,kaas oo lagu magacaabo Donald Yamamoto Trump ayaa sidoo kale magacaabay Danjiraha Mareykanka ee...

Gudoomiye Mursal oo ku dhawaaqay inuu xiranyahay Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la soo xiray Kalfadhiga 3-aad ee golaha shacabka  oo soo...

Waxtarka Xiriirka Diblomaasiyadda

Kenya waxay Afrika iyo Asia ka fureysaa 16 Xafiis Ergo-Diblomaasiyadeed oo hor leh. Waxay isugu jiraan Safaarado midkood laga furayo caasimadda Djibouti, Qunsuliyado iyo...

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in mideynta canshuuraha ay gabo gabo tahay

Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda ee lixdii bilood ee la soo dhaafay. Wasiir Beyle waxaa uu sheegay...

Qofka ugu da’da weyn Adduunka oo ka codeynaya doorashada Zimbabwe

Bishan 30keeda Dalka Zimbabwe waxaa ay dhaceysa doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay,waxaana ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee dalkaas  Emmerson Mnangagwa. Arrimaha xiisaha leh ee doorashadan...

Imaaraadka oo sheegay in uu kaalin kulahaa heshiiska Itoobiya iyo Eritrea

Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Imaaraadka Anwar Bin Maxamed Qarqaash ayaa sheegay in dalkiisa uu kaalin ku lahaa heshiiska Taariikhiga ah ee lagu...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha...

Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya oo cafis u fidiyay 150 maxaabiis ah

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Degaank Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynaha Maamulkaas Cabdi Maxamuud Cumar uu cafis u fidiyay...

UNHCR oo Qaxooti ka soo laabtay Dhadhaab keentay Dhoobleey

Hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa maagalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose keentay 341 Qof oo Soomaali ah. Dadkan ayaa iskood isu...
error: Content is protected !!