Monday, April 22, 2019

Wafdi ka socda Aqalka sare oo u ambabaxay Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa maanta u amba baxay Wafdi ka socda Golaha aqalka sare kuwaas oo ka mid ah Guddiyadii ay Golaha...

Gabar Soomaali ah oo ka soo muuqatay Maxkamad ku taalla Australia,Sawirro

Seynab C/Raxmaan Khaliif oo ah Gabar Soomaali ah ayaa ka soo muuqatay Maxkamad ku taalla Dalka Australia kaddib markii lagu soo eedeeyay in ay...

ONLF oo soo jeedisay in afti laga qaado dadka Soomaalida ah .

Ururka ONLF ayaa soo jeediyay in la qabto afti dadka Dowlad Degaanka Soomaalida ay go’aan uga gaarayaan aayahooda iyo habka loo maamulayo kheyraadka Dabiiciga ...

Maamulka Gaarisa oo ciidan dheeraad ah ka dalbaday Dowladda Kenya.

Maamulka Magaalada Gaarisa ayaa baaq u diray Dowladda Kenya,waxaana ay ka codsadeen in wax laga qabto amniga Gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida. Guddoomiyaha Magaalada Gaarisa...

Iran oo sheegtay Al-shabab ay ka heystaan 14 Muwaaddin

Dowladda Iraan ayaa sheegtay in Gudaha Soomaaliya lagu heysto 18 Qof oo u dhashay Dalka Iraan,kuwaas oo 14 ka mid ah ay heystaan Al-shabab. Xildhibaan...

Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhacay

Dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii golaha amniga qaranka ee  uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo ee maanta loo ballansanaa. Madaxweyne Farmaajo ayaa warqad uusoo...

Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulan looga hadlayo amniga Muqdisho

Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo amniga Magaalada Muqdisho. Xafiiska Warfaafinta ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xildhibaannada Golaha shacabka...

Dowladda Somaliya oo diidday in gacan 3aad ku lugyeelato shirka Muqdisho

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay codsiga dowlad Goboleedyad ee ahaa in shirka Muqdisho ay ku lug yeelato gacan saddexaad. Ra'isalwasaaraha Soomaaliya...

Muwaadin Soomaaliyeed oo Caawa lagu dilay Dalka Koofur Afrika.

Wararka ka imaanaya Magaalada Cape town ee Dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Koox burcad ah ay dishay Mid kamid ah Ganacsatada Soomaalida. Ninka la...

Al-shabab oo sheegtay in ay Ciidanka ku qarxisay duleedka Dhoobleey

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in Ciidamo ka tirsan Ciidanka Kenya ay qarax kula beegsadeen duleedka Degmada DHoobleey ee Gobolka Jubada hoose. Weerarka ayaa ka dhacay...
error: Content is protected !!