Saturday, March 23, 2019

Kuwait oo Ka Hadashay Xaaladda Soomaaliya iyo Isbadalada Geeska Afrika.

Safiirka Kuwait ee Golaha Ammaanka oo ka qayb galay shir labo maalin ka socday Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar, loogana hadlayay Arrimaha Soomaaliya ayaa...

WAREYSI: Haweeney sheegtay iney u tartameyso doorashada Madaxtinimo ee Koofur Glabeed.

Magaalada Baydhabo, waxaa ka soocta ololaha loogu jiro doorashada Madaxtinimo ee la filayo iney dhacdo bisha 11-aad ee sanadan 2018. Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa...

Mareykanka oo xog sirdoon qaldan ku weeraray guriga Madaxweynihii u horeeyay ee Somaliya.

Ciidamo isagu jira Mareykan iyo Soomali ayaa ku duulay guriga Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cismaan , oo ku yaalla degaanka Janaale,...

WAREYSI: Shacab careysan oo 3 Kenyan ah baangad ugu dilay Ceelwaaq.

Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in deegaanka dabacity ee hoostagga Ceelwaaq Kenya ay ku dileen Macalin Dugsi Qur’aan iyo laba arday. Dadka deegaanka ayaa...

Sarkaal Ciidan oo ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay Jowhar.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar, ayaa sheegaya in shil gaari uu ku dhintay Sarkaal katirsan Ciidanka xooga ee ka howgala gobolka Sh.Dhexe. Sarkaalka dhintay...

Golaha Wasiirada Somaliya oo Wasiir Isloow ka dhageystay warbixinta Qaraxyadii u dnabeeyay Muqdihso ka...

Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida qaranka iyo hannaanka saxiixyada...

Baarlamaanka oo soo bandhigay Jadwalka uu Golaha ku shaqeyn doono kalfadhiga 4-aad.

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 41-aad ku yeeshay Xarunta golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho. Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiye...

Mareykanka oo ka hadlay weerarkii Mubaarak

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerar 11kii Bishan ka dhacay degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Afrika ee...

Guddoomiyayaal iyo Garsoorayaal Maxkamadeed oo lagu dhaariyay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday munaasibad dhaarin ah oo loo qabtay Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal oo uu dhawaan magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee...

DPWorld oo Maalgashatada caalamka uga digtay Jabuuti

Sharikadda Dekadaha Dalka Imaaraadka Carabta ee DPWorld ayaa ugu baaqday Maalgashadyaasha Caalamiga ah in aysan ku deg degin dalka Jabuuti. War-saxaafadeed ay soo saartay DPWorld...
error: Content is protected !!