Monday, December 17, 2018

Daacish oo sheegatay in 14 ka mid ah Al-shabab ay ku dishay  Gobolka Bari

Ururka Daacish ayaa sheegtay dilka  14 kamid ah xarakada Al-shabaab oo kadhacay duleedka Degmada Qandala ee Gobolka Bari,halkaas oo ay Daacish sheegtay in ay...

labo ka mid ah musharrixiintra K.galbeed oo maanta khudbado jeedinaya

Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta mar kale dhegeysanay qaar ka mid ah khudbadaha musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Maamulka Koofur...

Ciidamada Dowladda oo saakay xiray waddooyinka Muqdisho.

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa saakay xiray inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Dad saakay kusoo lugeeyay waddooyinka xiray waxa ay Mustaqbal u sheegeen...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo faah-faahiyay is dhexgalka Dalalka Geeska Afrika.

Ra'iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  oo ka qayb galay shir ka dhacay Dalka Jabuuti, loogana hadlayay is dhexgalka iyo...

Qatar Airways oo Duulimaad ka bilaabaysa Muqdisho.

Kulan gaar ah oo Magaalada Dooxa ku dhexmaray Guddoomiyaha Qatar Airways Sayid Albakar Al-baakir iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxa ay ugu...

Xildhibaanada iyo Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulamo gaar gaar ah Muqdisho ugu socdo.

Kulanka hore ayaa galabta ka dhacay mid kamid ah Hoteelada ku yaalla Muqdisho, kadib markii Xildhibaanada labada ay dalbadeen in lagu shiro meel ka...

Wasiirka howlaha guud ee Somaliya oo is casilay

Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya C/Fitaax Ibraahim Geesey ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka wasaaraddaas. C/Fitaax oo shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay...

Guddoomiye Mursal iyo ku xigeennadiisa oo uu shir uga socdo Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Labadiisa ku xigeen ayaa hadda ku shiraya Hotelka Pradice ee Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ah mid ay Albaabada u xiranyihiin,...

Wasiirka Amniga oo magaca ka beddelay Godka Jilacow

Wasiirka Amiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirka Caddaaladda oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xabsiga Godka Jilacow magaca laga beddelay. Maxamed Abuukar...

Xabsiga Godka Jilacow oo maanta la xirayo

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  maanta ay si rasmi ah ugu dhawaaqdo xiritaanka Xabsiga Godka Jilacow, Xabsigan ayaa waxaa inta badan lagu xiraa...