Monday, December 17, 2018

Maxay wadagaan Bakteeriyada Normal Flora iyo Qabiilku?

Cabdinaasir Shidde Cali oo ah arday barta cilmiga dhaqtarnimada (Medicine) kuna nool magaalada Muqdisho; ayaa dhowaan helay isu ekaansho ka dhaxeeya Qabyaaladda iyo Bakteeriyada...

Muqdisho: Nin walaalkii Middi ku dilay

Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir, nin xanunsanaayay ayaa walaalkiis wuxuu ku dilay Degmada Dharkiinley. Ninka xanuunsanaayay, ayaa la sheegay...

Al-shabab oo sheegay in ay qarax ku dhaawaceen Guddoomiyaha Awdiinlle

Guddoomiyaha Degmada Awdiinlle ee Gobolka Baay ayaa lagu dhaawacay weerar Miino ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhaba. Awdiinlle waxaa ay 30km u jirtaa Magaalada...

Nin Somali ah oo lagu dilay Syria

Wararka ka imanaya Dalka Syria waxaa ay sheegayaan in Gobolka Idlib lagu dilay Nin Soomaali ah oo ka tirsanaa Ururka Daacish. Ururka la socodka Xuquuqda...

Al-shabab oo labo Nin ku dishay Jilib

Shalay gelinkii dambe Xarakada Al-shabaab ayaa labo Nin ku dilay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe. Ragga la toogtay ayaa lagu eedeeyay in ay horay...

Wasiir Islow: “Dadka dhaliilaya xirnaanshaha waddooyinka waa Al-shabab”,dhegeysi

Wasiirka amniga gudah Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in dadka dhaliilaya xernaanshaha waddooyinka Magaalada Muqdisho ay yihiin Al-shabaab. Waxaa uu wasiirku sheegay...

Shir dib u heshiisiineed oo maanta ka furmaya degaanka Ceel Afweyn

Magaalada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag waxaa maanta ka furmaya shir dib u heshiisiineed oo u dhaxeeya beelo sanadihii la soo dhaafay ku dagaallamayay...

Maxkamadda sare ee Gaarisa oo laashay xukun 30 Sano ahaa oo lagu riday Haween

Maxkamadda sare ee Magaalada Gaarisa ayaa laashay xukun ay Maxkamadda Magaalada Mandheera ku ridday labo Haween ah oo lagu eedeeyay in ay Carruur ka...

HANAAK AQOONSIGA BAASABOORKA IYO HEERARKA UU SOO MARAY:

Burburki dowladdi dhexe 1991 wuxuu dalka biday burbur dhan walba ah, Baasaboorka soomaaliga ah oo ahaa mid dunida oo dhan laga aqoonsanyahay laguna tagi...

Gudoomiyihii Degmada waaberi oo xilka laga qaaday iyo Xildhibaan loo soo Magacaabay.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Rowdo C/llaahi Colaad oo la soo...