Monday, December 17, 2018

Wasiirka Boostada oo xubnaha ITU ka codsaday inay taageeraan Qaraarka Soomaaliya

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii isgaarsiinta iyo teknolojiyada loogu...

Dowladda o Guddi u saartay soo dhaweynta Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu soo gaaro Magaalada Muqdisho. Magaalada waxaa ka socda qaban qaabada soo dhaweynta...

Wasiir Oomaar oo ka hadlay dab saaka ka kacay Garoonka Aadan Cadde

Wasiirka duulista hawada xukumada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Oomaar ayaa ka hadlay dab saaka ka kacay gudaha garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho . Wasiirku waxa...

Dagaal u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo ka dhacay Deegaanka Daynuunay.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Daynuunay oo qiyaastii 26KM u jirtay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dagaal uu halkaa ka dhacay. Al Shabaab ayaa saakay aroortii...

RW Khayre oo Guddiyo ka tirsan Golaha Shacabka & Aqalka Sare warbixin ka dhageystay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee dib-u-eegista...

Ra’isalwasaare Kheyre oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay daabicidda lacagta cusub ee Somaliya,Sawirro

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay daabacaadda lacagta cusub ee Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaa...

Aqriso:- Madaxweyne Xaaf oo ka hor yimid kulankii Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray Madaxda Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hor yimid ka qaybgalka Shirka Madaxweyne Farmaajo uu sheegay in lagu heshiisiinayo Labada Garab ee...

Halkee lagu kala qoray Safiirrada cusub ee ay magacaabeen Golaha Wasiirrada Somaliya?

Ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal Radio in Madaxweynaha Soomaaliya uu magacaabay Danjirayaasha Soomaaliya ee Suudaan,Kenya iyo Sucuudiga. Magacaabistan waxaa sameeyay...

Al-shabab oo shaacisay magacyada Raggii weeraray Guriga C/Wali Cilmi

Ururka AL-shabab ayaa baahiyay magacyada labo ka mid ah Raggii weerarka ky qaaday Guri uu Magaalada Gaalkacyo ka degganaa Wadaad lagu magacaabi jiray C/Wali...

Madaxweyne Xaaf oo Ka hadlay Dagaal Beeleed iyo Dilal ka dhacay Galmudug.

Madaxda Galmudug oo ka hadlay Dagaal Beeleed iyo Dilal ka dhacay Deegaanada Maamulkaas. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda oo warbaahinta...