Monday, December 17, 2018

Ra’isalwasaare Kheyre oo magacaabay Xoghayaha joogtada ah iyo agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta

Ra'isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Xoghayaha joogtada ah iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo dhiirro gelinta Maalgashiga Caalamiga ah. Xoghayaha Joogta ah...

Guulwadayaasha guuldarrada horseeda!

Sida madax badan oo uga horreysay xilka kudhacday una horseedday in waqtigoodu dhammaado iyaga oo maadeys iyo maaweelo kujira ayaa  raisalwasaare Xasan Cali Kheyre...

Maxkamada Ciidamada oo Saaka toogatay Nin loo heystay Qarixii Zoobe.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, waxey Saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay mid kamid ah ragii loo soo qabtay Masuuliyada qarixii lagu la'day ee...

Guddoonka Aqalka sare oo dhalliil u jeediyey madaxtooyada Soomaaliya & Madaxweynaha dowladgoboleedka Jubbaland.

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada. Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa...

Wasiir Islow: “Dadka dhaliilaya xirnaanshaha waddooyinka waa Al-shabab”,dhegeysi

Wasiirka amniga gudah Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in dadka dhaliilaya xernaanshaha waddooyinka Magaalada Muqdisho ay yihiin Al-shabaab. Waxaa uu wasiirku sheegay...

Kenya oo sheegtay in ay heshay qorshe Al-shabab ku weerarayaan Nairobi

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay Hay'adahadeeda amaanka ka war heleen in al-Shabab ay qorsheynayaan weerarro ka dhaca xarumo waaweyn oo ku yaalla Magaaladaas. Saraakiisha...

Booliska Tanzania oo xabsiga dhigay Nin Soomaali ah

Booliska Gobolka Tanga ee Dalka Tanzania ayaa xabsiga dhigay Nin Soomaali ah iyo labo qof oo kale kuwaas oo lagu eedeeyay in dad Tahriibayaal...

Taliye ku xigeenka NISA ee H.Wadaag oo beeniyay in uu is qarxiyay,Wareysi

Axmed Kheyr Caddo woo la soo xiriiray Idaacadda Mustaqbal ayaa beeniyay in uu isku qarxiyay Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah Idaacadaha...

Qoyska Haweeney Hindi ah oo uu guursaday Nin Somali ah oo ka cabanaya nolosha...

Qoys u dhashay Dalka Hindiya kuna nool Magaalada Hyderabad ee Dalkaas ayaa sheegaya in Gabar ay dhaleen oo uu guursaday Nin Soomaali ah ay...

Al-shabab oo digniin u diray Dalladaha waxbarashada dalka

Xarakada Al-shabab ayaa digniin u dirtay dalladaha waxbarashada ee ka jira dalka kuwaas oo ay sheegtay in ay wada shaqeyn dhow la leeyihiin dowladda...