Tuesday, February 19, 2019

Sharikadda Spectrum oo ka hadashay muranka Somaliya iyo Kenya.

Sharikadda Spectrum ee sahminta shidaalka ayaa ka hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Sharikaddan oo ah midda qabatay shirkii 7dii Bishan...

Jeesoow: “Dal cadow nagu tilmaamay ciidankiisa ma aamini karno”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa ku baaqay in Ciidanka Kenya laga saaro Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegay in Kenya...

Wetangula: “Madaxweynaheenna waa in uu xoojiyo kooxdeena ICJ, waan ka guuleysan karnaa Somaliya”

Moses Masika Wetangula Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Kenya  ayaa ka hadlay khilaafka diblomaasiyadeed ee kusaabsan muranka Badda ee Soomaaliya kaladhexeeya Kenya. Mr Wetangula ayaa...

Mareykanka oo beeniyay in Askar looga dilay Shabeellaha hoose

Dowladda Mareykanka ayaa been abuur ku tilmaantay war horay uga soo baxay Al-shabaab oo ku saabsanaa in 3 ka mid ah Askarta Mareykanka ay...

Somaliland oo shuruud ku xirtay Wadahadalka Dowladda Federaalka

Maamulka Somaliland ayaa shuruud ku xiray dib u billaabidda wadahadalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud...

Wasiirka Geelle oo sheegay in uu la kulmayo Wariyayaasha

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in uu la kulmayo Wariyayaasha ka cabanaya hab dhaqanka Madaxtooyada Soomaaliya. Wasiirka oo wax laga weydiiyay...

Kenya: Baarlamaanka oo khilaafka Kenya iyo Soomaaliya su’aalo ka weydiinaya wasiirka arrimaha dibadda

Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta waxaa hortageysa Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya Munica Juma,waxaana ay su'aalo ka weydiinayaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhiggiisa Burundi Nkurunziza.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Bujumbuura. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo ay ku jiraan...

Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo K/Galbeed oo dhagaxdhigga ka qeybgalay

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa ka qeybgalay munaasibadda dhagax dhigga dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho iyo Jowhar. Munaasibadda...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Burundi

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u amba baxay Dalka Burundi halkaas oo uu kula kulmayo Madaxweynaha dalkaas. War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya...
error: Content is protected !!