Saturday, August 18, 2018

RW Khayre oo la kulmay  Phumzile Mlambo-Ngcuka.

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay agaasimaha arrimaha haweenka ee qaramada midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo markii...

Laamaha amaanka oo xiray Saraakiil sar sare oo katirsan Kastamka Canshuuraha Dekeda Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa xarig loo geystay Xubno katirsan Kastamka Canshuuraha ee Dekeda Weyn ee Magaalada Muqdisho, Kastamka Canshuuraha waa halka...

Kheyre oo degdeg u amray dublumaasiyiinta Safaaradda Somaliya ee Sudan iney dalka ku soo...

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii hayaha safaaradda,...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo aqbalay mooshin ka dhan ah DPWorld

Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa waxaa ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah Sharikadda DPWorld ee maamusha Dekadda Magaalada Boosaaso. Xildhibaannadan oo ay...

Taliye ku xigeenkii hore ee NISA oo loo magacaabay lataliyaha Gud.Golaha shacabka.

Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda NISA C/Qaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa loo magacaabay lataliye sare Xafiiska Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya. Magacaabistan waxaa sameeyay Guddoomiyaha...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Ismaamulka Somalida Itoobiya oo is casilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in uu is casilay Guddoomiyihii Baarlamaaanka Maamulkaas  Maxamed Rashiid Isaaaq. Waxaa...

Farax Macallin: “ Kenya waxaa ay $1.5Milyan bishiiba siisaa Maamulka Jubaland”.

Hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Golaha Baarlamaanka Dalka Kenya Farax  Macallin ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay bil kasta dhaqaale siiso Maamulka Jubaland una dheertahay...

Turkiga oo Ciidan si gaar ah u tababaran u dhisaya Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay ka taageereyso Amaanka islamarkaana Ciidamada Milatariga ah ee ay tababarto ay ku dareyso Ciidamada sida gaarka...

UNHCR oo warbixin ka soo saartay Soomaalida ay ka soo celisay Kenya

Hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNCHR ayaa  warbixin ka soo saartay tirada dadka Soomaalid ah ee ay ka soo celisay Dalka Kenya...

Ruushka oo ka hadlay xiriirka cusub ee Somaliya iyo Eritrea

Dowladda Ruushka ayaa ka hadashay xiriirka cusub ee dhawaan u billowday dalalkaSoomaaliya iyo Eritrea,kaddib heshiis dhexmaray labada dal. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda...

Follow us

97,829FansLike
6,542FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news