Wednesday, November 14, 2018

Wiil Sharad awgii ugu dhintay Wabiga Shabeelle.

Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dhalinyaro sharad ku gashay Teleefoonka gacanta midkood aan lagu heyn Nolol iyo...

Gaadiid Xamuul ah oo ku xannibay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay sheegayaan in Gaadiid Xamuul ah oo u socda Gobolo dhaca Koofur Galbeed iyo Jubbaland ay ku...

Dagaal u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida oo ka socda Mooyaale

Malleeshiyo ka kala tirsan Soomaalida iyo Oromada wada dega Degaanka Mooyaale ayaa ku dagaallamaya halkaas. Khasaare nafeed ayaa soo kala gaaray labada dhinac ee Dagaallamaya,waxaana...

Xildhibaannada Galmudug oo ansixinaya Wasiirradii uu magacaabay Xaaf

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleed Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta kulamo gaar gaar ay u socdaan xildhibaanada...

Ku xigeenka Wakiilka Q.M ee Somaliya oo la kulmay ku simaha Madaxweynaha K.Galbeed

Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Rai Zenenga, ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay. Markii uu...

Booliska Kenya oo Haweeney Soomaali ah ku dilay Mandheera

Ciidanka Booliska Dalka Kenya ayaa Haweeney Soomaali ah ku dilay degaanka Rhamo, oo ah degaan hoostaga Magaalada Mandheera. Askarta Booliska ah ayaa toogtay Cabdiya Cumar oo...

Banaanbax ka dhacay Gaalkacyo, Sawirro

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,waxaa saaka ka dhacay Banaanbax saameyn ku yeeshay isu socodka dadka iyo Ganacsiga Magaalada. Banaanbaxan oo ay ka qeyb galeen...

2 Askari oo Israel ah iyo 3 Falastiiniyiin ah oo ku dhintay dagaal ka...

Ururka Xamaar iyo Maamulka Israel ayaa mar kale saaka is weydaarsaday duqeyn dhinaca cirka ah,waxaana ka dhashay khasaare nafeed. Dhimashada dagaalka saaka oo Isniin ah...

Dhaqaatiirta Xerada Dhagaxley oo ka mudaharaaday mushaar yari

Soomaalida Qaxootiga ku ah Xerada Dhaxagley ayaa waxaa soo wajahay Baahi Caafimaad kaddib markii dhaqaatiirtii caafimaadka ee degaankaas ay shaqo joojin ku dhaqaaqeen In ka...

Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ku qabtay labo qof oo lala xiriiriyay Al-shabab

Howlgal ay sameeyeen xalay maqribadii ayay ciidamada booliska degmada waabari kusoo qabteen labo nin oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen alshabaab. Saraakiil ka tirsan...