Monday, January 21, 2019

Isku shaandheynta Xukuumadda Sucuudiga

Diiwaanka Boqortooyada Sucuudiga ayaa soosaaray awaamiir boqortooyo oo kusaabsan iskushaandheynta iyo dib u qaabeynta qaabdhismeedka golaha Wasiirada ee Boqortooyada Sucuudiga oo uu guddoomiyo boqor...

Haweeney 65 jir ah oo Gabar ku dhashay Hindiya, Sawirro

Haweeney la qariyay Magaceeda islamarkaana 65 jir ah ayaa Gabar ku dhashay Gobolka Kashmiir qeybta ay Hindiya maamusho. Odaga qaba Haweeneydan oo lagu magacaabo Xaakim...

Baarlamaanka Turkiga oo waqtiga u kordhiyay Ciidankooda jooga Afghanistan

Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay muddo kordhin Ciidamada dalkaas ka jooga Dalka Afghanistan. Baarlamaanka ayaa sheegay in muddo kordhintaasi lagu...

Booliska Uganda oo raadinaya Gaari looga xaday gudaha Kampala

Booliska Dalka Ugand ayaa maagaalada Kampala ka baadi goobayaan mid ka mid ah Basaska ay adeegsadaan Booliska Dalkaas oo la sheegay in uu la...

Ra’isalwasaarihii hore ee Pakistan oo lagu xukumay 7 Sano oo xabsi ah

Maxkamad ku taalla Dalka Pakistan ayaa todobo sano oo xabsi ah ku ridday Ra'isalwasaarihii hore ee dalka Pakistan Nawaz Shariif. Maxkamadda ayaa Nawaaz ku heshay...

Hooyo lagu eedeeyey in ay dishey gabar yar oo ay dhashey.

Hooyadaan  oo ku nool dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in ay toogatey gabar yar oo ay dhashey xili gabeedo ay waceysay Booliska degmada si...

168; Qof oo ku dhintay Sunaami ku dhuftay Indonesia,Sawirro

Saraakiisha Laanta la tacaalidda Musiibooyinka ee dalka Indonesia ayaa sheegay in ilaa hadda ay hayaan meydadka 168 Qof oo ka mid ah boqolaal dad...

Dekadda Mombasa oo qarka u saaran in uu la wareego China

Dekadda Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya ayaa qarka u saaran in ay la wareegto Dowladda China kaddib markii Kenya ay bixin weysay lacagtii lagu...

Africom oo sheegtey in ay duqeyn ku dishey Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaraada Afrika oo loosoo gaabiyo (AFRICOM) ayaa lagu sheegey duqeyn ka dhacday deegaano ka...

Nin 17 Sano Xabsi ugu jiray dambi uu geystay nin ay isu ekaayeen oo...

Richard Anthony Jones, ayaa dhameystay Xabsi 17 Sano ah oo uu ku muteystay dambi uusan isaga geysan hayeeshee uu galay in ay isu ekyihiin. Maxkamad...
error: Content is protected !!