Tuesday, February 19, 2019

Singapore: Xogta caafimaad ee 1.5Milyan oo qof oo uu ku jiro Ra’isalwasaaraha oo la...

Dalka Singapore waxaa la sheegayaa in xogta caafimaad ee 1.5Milyan oo qof la xaday,dadka xogtooda caafimaad la xaday waxaa ka mid ah Ra’isalwasaaraha dalkaas...

Eritrea oo ciidankeeda kala baxday Sohdinta Itoobiya.

Dowladda Eritrea ayaa ciidankeeda kala baxday sohdinta ay wadaagaan labada dale e Itoobiya iyo Eritrea,halkaas oo ay ku sugnaayeen 20kii sano ee la soo...

Jeff Bezos oo noqday Ninka ugu taajirsan Caalamka.

Aas aasaha Suuqa Internetka ee Amazon Jeff Bezos,ayaa noqday Ninka ugu taajirsan Adduunka,waxaana uu dhaafay Ninka ugu taajirsanaa Caalamka ee lagu magacaabo Bill Gates. Bezos...

Maradona: “Qalbiga ayaan Falastiin ka ahay”

Ciyaaryahankii hore ee dalka Argentine Diego Maradona,ayaa la kulmay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas. Diego Maradona,ayaa kulanka Cabbaas uu la qaatay ku sheegay in Isaga oo ah ciyaaryahan...

Indonesia: 292 Yaxaas oo aargoosi loo dilay.

Tuulo ku taalla Bariga Dalka Indonesia waxaa shalay lagu dilay 292 Yaxaas,kuwaas oo dilkoodu yimid kaddib markii mid ka mid ahaa Yaxaasyada uu cunay...

Nigeria : 670; Askari oo lagu la’yahay gacanta Boko Haram.

Militariga Dalka Nigeria ayaa sheegaya in Ciidamo badan oo ka jid ahaa ciidanka dalkaas lagu la’yahay dagaal dhexmaray Boko Haram iyo Ciidamada Milatariga. Kooxda Boko...

Obama oo maanta gaaray Nairobi,Sawirro

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa maanta gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku qaabilay Madaxtooyada,waxaana uu Obama...

Turkiga oo laga xusayo sanadguuradii 2aad ee Afgambigii dhicisoobay,Sawirro

Xalay oo kale 15kii July 2016kii Dalka Turkiga waxaa uu wajahay mid ka mid ah dhacdooyinka siyaasadeed ee wax badan ka soo dhacay Dalka...

Amiirro u dhashay Imaaraadka oo u baxsaday Dalka Qadar

Wararka ka imanaya Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ay sheegayaan in Amiirro u dhashay Dalka Imaaraadka Carabta ay iska dhiibeen dalka Qadar. Amiirka ugu caansan waxaa...

Madaxweynaha Eritrea oo gaaray Adis ababa,Sawirro

Wasaaradaha Warfaafinta Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki,uu maanta tagay magaalada Adis ababa. Booqashada Isaias Afwerki ee Adis ababa waxaa ay...
error: Content is protected !!