Saturday, March 23, 2019

Masar: Aroos xabsiga la dhigay kaddib markii martidiisii ku sumowday cuntada arooskiisa

Dad tiradooda lagu sheegay 103 qof ayaa ku sumoobay kaddib markii ay cuneen Raashin laga bixinayay xaflad Aroos oo lagu marti qaaday. Booliska Magaalada Bishad Qayed,ee...

Netanyahu oo sheegay in Israel ay ilaaliso Europe

Ra'isalwasaaraha Maamulka Israel Benjamin Netanyahu,ayaa sheegay in Israel ay ilaaliso amniga Midowga Yurub. Benjamin Netanyahu,waxaa uu ka hadlayay maalinta ugu dambeysa ee booqashadiisa Dalka Lithuania, oo afar...

Baarlamaanka Iraan oo ceyriyay Wasiirkii dhaqaalaha

Kulan maanta ay yeesheen Baarlamaanka Dalka Iraan ayey kala soonida kala laabteen Wasiirkii dhaqaalaha dalkaasi Masoud Karbasian. Codka kalsoonida ee Wasiir Masoud Karbasian ay u qaadeen...

Diyaaradda Ganacsi ee ugu weyn Adduunka oo uu leeyahay Amiirka Qadar oo iib ah,Sawirro

Diyaaradda ugu weyn Diyaaradaha dhinaca Ganacsiga ee magaceedu yahay BOEING 747-8 ayaa suuqa taalla,waxaana diyaaraddan iska leh Amiirka Dalka Qadar. Diyaaraddan ayaa ilaa hadda sameysay...

Xaggee la geeyay lebbiskii Kacbada ee shalay la beddelay?,Sawirro

160 Rag ah ayaa loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan sameynta lebbiska ama dharka cusub ee Kacbada,kuwaas oo soo gaba gabeeyay sameynta dharka cusub,waxaana...

16; Haween kakaaliyayaal caafimaad ah oo mar qura uur wada qaaday!,Sawirro

16; kalkaaliyayaal Caafimaad ah oo ka shaqeeya Isbitaalka Banner Desert Medical Centre ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayaa Uur wada qaaday,taas oo ka...

Boko Haram oo 63 qof ku dishay Nigeria

Ururka Bokor Haram ee ka dagaallama Dalka Nigeria ayaa dilay 63 qof oo ka mid ahaa dadka deggan Tuulada Mailari  ee Gobolka  Guzamala oo ka...

Kenya: Nin Xaaskiisa u dilay farriin xilli Habeen ah ku soo dhacday Taleefankeeda

Nin 38 jir ah ayaa Xaaskiisa ku dilay degaanka Eldoret ee dalka Kenya kaddib markii xilli Habeen ah iyaga oo wada jooga ay  soo...

Booliska China oo xiray Burcad Internetka ka dhacday $ 87 Milyan

Booliska Dalka China ayaa gacanta ku dhigay Koox Burcad dhinaca Internetka ah oo jabsaday lacag dhan $ 87Milyan oo Doollarka Mareykanka ah. Booliska Gobolka Shaanxi, ee...

Kofi Anan oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Kofi Anan ayaa la sheegayaa in uu geeriyooday isaga oo 80 jir ahaa. Mr Anan ayaa Qaramada Midoobey Xoghaye ka...
error: Content is protected !!