Wednesday, January 23, 2019

Madaxweynaha waqooyiga Kuuriya oo booqasho ku jooga China

Madaxweynaha Dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa booqasho aan la sii sheegin ku tagay dalka China halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha China. Kim,dhawaan ayuu...

Afgambi ka dhacay Dalka Gabon

Dalka Gabon,waxaa ka dhacau Afgambi ay Milatariga dalkaas kula wareegeen Warbaahinta Dowladda iyaga oo sheegay in ay dhisayaan Gole soo celiye maamulka Dowliga ah. Markii...

Shaqaale Dahab ka qodayay Afghanistaan oo geeriyooday

Ugu yaraan 30 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Dalka Afghanistan kaddib markii God  ay Dahab ka qadayeen ay ku soo dumeen. Guddoomiya...

Hay’adda sirdoonka Mareykanka oo dadka ugu sarreeya ay Haween wada noqdeen.

Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee C.I.A ayaa markii ugu horreysay yeelatay madax wada haween ah,waxaana saddexda qof ee ugu sarreysa ay hadda yihiin Haween. Qofkii ugu...

Hal Kalluun oo laga bixiyay $3.1Milyan oo dollar .

Guddoomiyaha Sharikadda Sushi ee Dalka Japan Kiyoshi Kimura  ayaa lacag xad dhaaf ah ku iibsaday hal xabbo oo Kalluun nooca Tuunada loo yaqaanno ah. Ninkan...

Ururrada Shaqaalaha Joordan oo Calanka Israel ka dhigtay Caga saarka Xafiiskooda

Ururka Shaqaalah Dalka Joordan oo ay ku mideysanyihiin dad ka badan 180,000 oo Qof ayaa waxaa ay go'aan ku gaareen in Xafiiskooda ay ku...

Sir-hayihii madaxweyne Saadaad oo geeriyootay

Sida ay shaacisay Warbaahinta Masaaridu waxa geeriyootay Kaamiiliya Saadaad oo ah gabar uu dhalay madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Anwar Saadaad gelinkii dambe ee...

Niger oo sheegtay in ku dhawaad 300 ka tirsan Boko Haram ay ku dishay...

Dowladda Niger ayaa sheegtay in in ka badan 280 ka mid ahaa Ururka Boko Xaraam ay ku dishay sohdinta Koofureed ee ay la wadaagto...

Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS: Nicholas Haysom waa diblomaasi aan Soomaaliya laga rabin kana shaqeyn...

Warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Arraimaha dibadda ee Soomaaliya ay gaarsiisay xog-hayaha QM António Manuel de...

Xuutiyiinta Yemen oo ciidankooda kala baxay Xudeyda

Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen ayaa sheegay in ay billaabeen in ay ciidankooda kala baxan magaalada Dekadda leh ee Xudeyda iyaga oo fulinaya heshiiskii lagu...
error: Content is protected !!