Monday, January 21, 2019

Maxaad kala socotaa Adeegga Internetka ee 5G?, Sawirro

Adeegga Internetka ee 5G ayaa dhawaan soo galaya suuqda Waddamada Horumaray,waxaana lagu billaabayaa adeegsi. Maxaa laga wadaa 5G? 5G,waa Adeeg Internet oo mobile ah,xawaare sare leh...

Koofur Afrika: 11 Wadayaal Taksi oo la dilay iyaga oo Duug ka soo laabtay.

Dalka Koofur Afrika waxaa saaka oo Axad ah lagu dilay 11 Wadayaal Taksi,kuwaas oo ka soo laabtay aaska mid ka mid ahaa Ururkooda oo...

Madaxii Booliska Adduunka oo is casilay.

Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in ay heshay Warqadda is casilaadda madaxii Booliska Aduunka ee Interpol , kaas oo lagu magacaabo Meng Hongwei. Hongwei,ayaa la la’aa...

Turkiga oo ilaalo 24 saac ah siiyay Gabadhii u doonneyd Jamaal Khashoggi

Dowladda Turkiga ayaa ilaalo 24 saac ah siisay Gabadhii uu qorsheynayay in uu guursado Wariyihii u dhashay Sucuudiga ee lagu dilay Turkiga. Wareegto ka soo...

Jalalabaad: koox hubeysan oo qaraxyo iyo weerar ka wada xarun Caafimaad

Wararka naga soo gaaraya Dalka Afghanistan gaar ahaan Magaalada Jalalabaad waxaa ay sheegayaan in Koox hubeysan ay weerar ku hayaan Xarun Caafimaad iyada oo...

Mareykanka oo cuna qabateyn saaray jeneraal u dhashay Israel

Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa cuna qabateyn saartay Jeneraal howlgab ah oo u dhashay Israel iyo labo qof oo kale oo reer Koofurta Suudaan...

China oo sameyneysa Tareen Biyaha hoostooda mara

Dowladda China ayaa ku dhawaaqday dhismaha Tareen Biyaha hoostooda mara oo aysan biyaha geli karin. Tareenkan waxaa uu ka shaqeynayaa Magaalada Dekadda leh ee  Ningbo,...

Nigeria : 670; Askari oo lagu la’yahay gacanta Boko Haram.

Militariga Dalka Nigeria ayaa sheegaya in Ciidamo badan oo ka jid ahaa ciidanka dalkaas lagu la’yahay dagaal dhexmaray Boko Haram iyo Ciidamada Milatariga. Kooxda Boko...

Isbeddelka Itoobiya & Is-muquuninta Qowmiydaha

Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, laganayaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya u dhisnayd, kuna ahayd dowlad...

Madaxweynihii 41aad ee Mareykanka oo geeriyooday

George Herbert Walker Bush Madaxweynihii 41aad ee Mareykanka ayaa geeriyooday subaxnimadii hore ee maanta, Waxaa uu ku geeriyooday da'da 94aad,geeridiisa waxaa saaka xaqiijiyay xubnaha...
error: Content is protected !!