Monday, January 21, 2019

Turkiga oo ilaalo 24 saac ah siiyay Gabadhii u doonneyd Jamaal Khashoggi

Dowladda Turkiga ayaa ilaalo 24 saac ah siisay Gabadhii uu qorsheynayay in uu guursado Wariyihii u dhashay Sucuudiga ee lagu dilay Turkiga. Wareegto ka soo...

Madaxweynaha Itoobiya oo is casilaya

Wararka ka imanaya Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalkaasi uu is casilay. Kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan Golaha...

Amarkii lagu dilay Wariye Jamal Khashoggi oo la sheegayo in uu kasoo baxay Boqortooyada...

ANKARA, Turkey — Saraakiil sare oo katirsan Turkiga ayaa laga soo xigtay in Amarkii lagu dilay Wariye Jamal Khashoggi uu ahaa mid ka yimid...

Sirdoonka Turkiga “ 14 wicitaan oo boqorka iyo wiilkiisa ku socday ayaan dhegeysannay”

Sirdoonka Turkiga ayaa jidka u galay 14 wicitaan oo uu Al Qaxtaani ku sameeyay boqorka iyo wiilkiisa maalintii la dilay wariye Jamaal,5 ka mid...

Rag Maqaayad ka cunteeyay, markii ay lacag iska waayeenna cagaha wax ka dayay, kaddib...

Saddex Nin ayaa 8dii December 2017,waxaa ay Maqaayadda Kilimandjaro  ku taalla Middlesbrough UK, ka cuneen Cunto macaan,markii ay cuniddii dhameysteen ayey is fiiriyeen,waxaana ay...

Shaqaale ka tirsan Hay’adda Duulista Hawada Indonesia oo qabsaday baraha Bulshada.

Anthonius Gunawan Agung, oo ah 21 jir ka mid ah shaqaalaha Hay’adda duulista Hawada Indonesia ayaa todobaadkan aad u qabsaday Baraha bulshada kaddib markii...

War-Murtiyeed laga soo saaray shirkii Istanbuul ee Syria

Hoggaamiyayaasha dalalka Turkiga,Germany, France iyo Raashiya ayaa war-murtiyeed ka soo saaray shir ay ku lahaayeen Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Dhinacyadan oo muddo dheer ku...

Nin ay ku xirantahay Killidii 5aad oo nool (Aqriso).

Kenan Hussein Kilic oo ah muwaadin Turki ah ayaa dib u helay howlaha shaqo Keliyo loo xiriiriyay, kadib markii ay shaqo joojiyeen kuwiisa 9-sano...

Trump:  “Boqor Salmaan labo todobaad xafiiska ma joogeen Mareykan la’aan”

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku faanay in jiritaanka mudada dheer ee Boqortooyada Sucuudiga ay ku timid daryeelka iyo ilaalada Mareykanka. Mr Trump oo...

Muhamadu Buhari oo aan heysan Shahaado Dugsi sare

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari ayaa doonaya markii 2aad in uu noqdo Madaxweynaha Dalka Nigeria. Shuruudaha Guddiga doorashada ay ka doonayaan musharrax ayaa waxaa ka...
error: Content is protected !!