Thursday, March 21, 2019

Safiiradii Zambia ee Kenya oo Nairobi ku geeriyootay.

Safiiradii wadanka Zambia ku matalaysay Kenya ,Brenda Muntemba ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray shil ay bishii hore ku gashay goobta loo yaqaano...

5; Qodob oo ay hoggaamiyayaasha caalamka ka baran karaan Ra’isalwasaaraha New Zealand

Ra’isalwasaaraha Dalka New Zealand Jacinda Ardern, waxaa aad loogu amaanay fal celintii ay ka bixisay weerarkii lagu qaaday labada Masaajid ee lagu laayay dadka...

Wiilkii Ukunta oo Tabarucaad kusoo gaartay Online gaarsiinaya dhibbanayaasha weerarkii Masaajidda ee New Zealand

William Connolly oo hadda caan ku ah Kuraygii Ukunta (Beedka ama Naalada) una  dhashay Ustureeliya ayaa shaaciyey in uu inta badan maal tabarucaad ah...

Australia: 800,000 oo qof oo codsaday in Senator Fraser Anning laga saaro aqalka sare

Baraha Bulshada ayaa waxaa ka billowday Codsi lagu doonayo in Senator Fraser Anning  oo ka mid ah aqalka sare ee dalka Australia laga saaro Baarlamaanka. Fraser...

Facebook oo tirtay 1.5Milyan oo muqaalka weerarkii Masaajidda New Zealand ah

Sharikadda Facebook ayaa shaacisay in 24kii saac ee la soo dhaafay ay barteeda ka bixisay 1.5Milyan oo muuqaal oo ah muuqaalkii uu iska duubay...

Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobey oo kudhacday Koofurta Sudan,Sawirro

Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobey ayaa ku burburtay degaanka  Pagak ee dalka Koofurta Suudaan oo u dhow Sohdinta Itoobiya ay la wadaagto. Lama sheegin khasaare...

Aqalka Sarre ee Mareykanka oo hakiyay taageerada Millatari ee Yamen.

Xubnaha aqalka sare ee Maraykanka ayaa cod ay u qadaya qaraar ku aaddan in xukuumada Washington ay soo afjarto tageerada ay siiso isbeheysiga militari...

27 wadan oo hakiyay duulimaadyada nooca diyaarada Boeing 737 Max.

Kaddib shilkii Diyaaradeed Axaddii ka dhacay Dalka Itoobiya , ilaa iyo 27 wadan oo ay hadda ku biirtay Dowladda Kazakhstan ayaa hawadooda ka mamnuucay...

Baarlamaanka Suudaan oo xaalad deg deg ah geliyay dalkaas

Baarlamaanka Dalka Suudaan ayaa ansixiyay xaalad deg deg ah oo lix bilood ah taas oo lagu so rogay guud ahaan Dalka Suudaan. Go'aanka Baarlamaanka ayaa...

Liiska Waddamada ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintay shilka Ethiopian Airlines

Sharikadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa shaacisay liiska Waddamada ay ka soo kala jeedaan 157 qof oo ku dhintay shilka diyaaradeed. Liiska dadka dhintay Waxaa hoggaamineysa...
error: Content is protected !!