Saturday, April 20, 2019

Ra’iisul wasaarahii dalka Mali oo iscasilay ka dib xasuuq ka dhacay dalkaasi.

Wararka ka imaanaya dalka Mali ayaa sheegaya in uu iscasilay ra’iisul wasaarihii dalka Mali Soumeylou Boubeye Maiga . Tallaabadan ayaa timid kaddib markii toddobaadyo ka...

Cumar Al-Bashiir oo lagu xiray xabsigii uu mucaaridkiisa ku xiri jiray

Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa la dhigay Xabsiga lagu magacaabo Kobar oo ku yaalla Magaalada Khartuum. Xabsigan oo ah mid aad...

Suudaan: Wasiirkii difaaca oo la eryay, Taliye cusub oo loo magacaabay sirdoonka.

Golaha Milatariga dalka Suudaan ee maamulaya dalkaas ayaa waxaa uu sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis saraakiil kala duwan. Afhayeen u hadlay Golaha Milatariga ee dalka...

Cumar Albashiir: Jananka xukumayey Suudaan muddo kudhow 30 sano!

Maanta waxa kadhacay Jamhuuriyadda Suudaan ibeddel weyn oo muddo dheer la saadaalinayey balse sida uu u dhacay isbeddelkaas waxa katagaan shaki iyo hubanti la’aan...

Madaxweynaha Suudaan oo la xiray, Sawirro

Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa si rasmi ah isu casilay kaddib banaanbax shan habeen oo xiriir ah ka socday Iridda Madaxtooyada...

Baarlamaanka Algeria oo magaacabay Madaxweyne KMG ah

Baarlamaanka Dalka Algeria ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay Madaxweynaha Kumeel gaarka ah ee Dalka Algeria kaddib is casilaaddii C/casiis Butafliiqa. Ninka loo magacaabay...

Sirdoonka Pakistan oo fashiliyay weerar ay Hindiya la damacsaneyd

Sirdoonka Dalka Pakistan ee SIS  ayaa shaaciyay in ay heleen xog la xiriirta in Dowladda Hindiya ay qorsheyneyso weerar ay ku qaaddo dalka Pakistan...

Israel oo 250,000 qof dejineysa Buuraleyda Golan

Maamulka Israel ayaa ku dhawaaqay in uu 250,000 oo reer Israel ah dib u dejin ugu sameynayo Buuraleyda Golan ee ay xoogga uga heysata...

Baarlamaanka Venazuela oo xasaanaddii ka qaaday Ninkii sheegtay madaxweynaha

Baarlamaanka dalka Venazuela ayaa xasaanaddii ka qaaday Guddoomiyihii Baarlamaanka dalkaasi Juan Guaido, kaas oo dhawaan sheegay in uu isagu yahay madaxweynaah saxda ah ee dalkaasi. Go'aanka...

Sucuudiga oo Guryo siiyay Carruurtii Jamal Khashoggi, lacag bille ahna u qoray

Boqorka Dalka Sucuudiga  ayaa la xaqiijiyay in uu saxiixay Guryo iyo lacago la siiyay Carruurtii uu ka tagay Wariyihii u dhashay Sucuudiga ee Bishii...
error: Content is protected !!