Monday, January 21, 2019

Yaa ka mid ah Madaxweynayaasha uu Uhuru ka raacsanyahay Twitter?

Barta Twitter-ka ee badanaa ay akoonnada ku leeyihiin dadka Caanka ah, Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ayaa ka waxaa ka socda tartan dhinaca taageerayaasha qof kasta...

Dhaqtar Jarmal ah oo ku Islaamay daraasad uu ku sameeyey suuradda Al Kahfi!

Mid kamid ah dhaqaatiirta waaweyn ee Jarmalka ayaa yiri: Maalin maalmaha kamid ah aniga oo safar ku jira ayaa waxa si kedis ah garoonka...

12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga badan sanadka 2018

Mac-hadka Global Firepower oo ka faallooda awoodda ciidamada iyo dagaalka ayaa daabacay warbixintiisa sanadlaha ah oo ku saabsan 12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga...

Khubarada oo ka digeysa adeegsiga Beteriga awoodda dabka keydiya (Power Bank)

Khubarada dhinaca danabka iyo Qulqulka Korontada ayaa ka digaya adeegsiga Beteriga awoodda dabka keydiya (Power Bank), oo dadka qaarki ay gacanta ku qataan si...

Google oo 20 sano jirsatay,maxaa u qabsoomay?

Sharikadda Google ayaa maanta u dabaal dageysa Sanadguurada 20aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay. Sharikadda wax soo saarkeeda u badanyahay baaritasta Internerka...

4 Qodob oo lagu hakin karo wararka been abuurka ah.

Adduunyada waxaa hadda ku badanaya been abuurka iyo in marararka qaar warar dhab ah loo maleeyo been abuur taas oo sababta mashaakil badan. Wararka been...

Imaaraadka oo sharikad Israel leedahay u qoratay in ay u basaasto madaxda Bariga dhexe

Wargeyska The Telegraph, ayaa qoray in Imaaraadka ay shaqaaleysiisay sharikad dhinaca Internetka ah oo ka shaqeysa jabsiga xogaha dadka caanka ah taasd oo laga...

Aas aasayaashii Instagram oo isaga tagay sharikadda.

Labada Nin ee aas aastay Sharikadda lagu wadaago Sawirrada ee Instagram, oo kala ah; Kevin Systrom iyo Mike Krieger,ayaa ku dhawaaqay in ay isaga...

7 jir $22Milyan oo doollar sanadkii ka sameya Youtube!

Ryan ToysReview, waa Wiil todobo jir ah,waxaa uu  leeyahay Bog Youtube ah,waxaana uu sanadkii ka sameysaa $22Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Waxaa uu sameyaa muuqaallo...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...
error: Content is protected !!