Tuesday, February 19, 2019

Facebook oo qoraneysa shaqaale Soomaali ah

Sharikadda Facebook oo todobaadkii la soo dhaafay u dabaaldegtay sanadguuradeedii 15aad ayaa shaacisay in ay qaadaneyso shaqaale cusub oo ka shaqeynaya Nairobi Kenya. Shaqaalaha ka...

Waxaa la soo gaaray waqtigii shacabku guran lahaayeen miraha Sharciga Isgaarsiinta (MAQAAL)

Q. Eng Cabdi Cashur Xasan* Labo sano ku dhowaad ayaa laga joogaa markii xukuumad iyo wasaarad ahaanba aan xilka la wareegnay, sidoo kale sanad...

Isku dhafka Facebook,WhatsApp iyo Instagram kaddib maxaa kula gudboon?

WhatsApp iyo Instagram ayaa lagu darayaa adeegga Farriimaha ee Facebook,waxaana sidaas shaaciyay madaxa Facebook Mark Zuckerberg , waxaana uu doonayaa in saddexda adeeg ay...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...

Facebook oo xirtay koontada Facebook ee wiilka Ra’isalwasaarah Israel

Sharikadda Facebook ayaa muddo 24 saac ah xayiraad saartay koontada Facebook ee wiilka Ra'isalwasaaraha Israel Yair Netanyahu. Wiilkan ayaa boggiisa Facebook ku qoray in la qarxiyo...

7 jir $22Milyan oo doollar sanadkii ka sameya Youtube!

Ryan ToysReview, waa Wiil todobo jir ah,waxaa uu  leeyahay Bog Youtube ah,waxaana uu sanadkii ka sameysaa $22Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Waxaa uu sameyaa muuqaallo...

12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga badan sanadka 2018

Mac-hadka Global Firepower oo ka faallooda awoodda ciidamada iyo dagaalka ayaa daabacay warbixintiisa sanadlaha ah oo ku saabsan 12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga...

4 Qodob oo lagu hakin karo wararka been abuurka ah.

Adduunyada waxaa hadda ku badanaya been abuurka iyo in marararka qaar warar dhab ah loo maleeyo been abuur taas oo sababta mashaakil badan. Wararka been...

Aas aasayaashii Instagram oo isaga tagay sharikadda.

Labada Nin ee aas aastay Sharikadda lagu wadaago Sawirrada ee Instagram, oo kala ah; Kevin Systrom iyo Mike Krieger,ayaa ku dhawaaqay in ay isaga...

Yaa ka mid ah Madaxweynayaasha uu Uhuru ka raacsanyahay Twitter?

Barta Twitter-ka ee badanaa ay akoonnada ku leeyihiin dadka Caanka ah, Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ayaa ka waxaa ka socda tartan dhinaca taageerayaasha qof kasta...
error: Content is protected !!