Thursday, March 21, 2019

Somaliland oo shuruud ku xirtay Siyaasiyiinta dowlad degaanka Somalida Itoobiya ee tagaya dhulkeeda

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Maamulkiisa ay la socdaan dhaq-dhaqaaqyada iyo...

Maxaabiis ku jirta xabsiga Hargeysa oo cuntada ka soomay.

Wararka ka imanaya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Magaalada...

Madaxa DPWorld oo ka hadlay heshiiska dekadda Berbera

Madaxa Hay'adda Dubar Ports World ee Dalka Imaaraadka Carabta Suldaan Axmed Bin Suleymaan ayaa ka hadlay xalaalnimada heshiiska ay sharikaddaasi ku maamusho Dekadda Magaalada...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Qaraxii Buuhoodle

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Qarax Ismiidaamin ahaa oo xalay Fiidkii ka dhacay Degmad Buuhoodle ee Gobolka Togdheer. Muuse Biixi ayaa...

Kalluumeysato lagu la’yahay Xeebaha Berbera

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Berbera ee  Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Kalluumeysato lagu la’yahay xeebta Magaaladaasi. Kalluumeysatada oo labo Nin ah iyo...

Beelaha Gogogosha dib u heshiisiinta u taal Ceel Afweyn oo saaka dagaallamay

Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ugu yaraan ay 3 qof geeriyootay halka ay tiro kale ku dhaawacmeen. Malleeshiyo beeleed labada dhinaca ah...

Shirweynaha Cilmbi baarista Soomaalida oo ka furmay Hargeysa.

Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta ka furmay Shirweynaha cilmi baarits Soomaalida. Shirkan oo saddexdii sanaba mar la qabto ayaa waxaa ka qeybgelaya...

Muuse Biixi oo Abiye Axmed kula kulmaya Adis ababa.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan safar ku tago Magaalada Adis ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya. Ma cadda ujeedada...
error: Content is protected !!