Saturday, March 23, 2019

Shil Dad ay ku Dhinteen oo ka dhacay Magaalada Hargeysa.

Inta la Xaqiijiyay Saddex Qof Oo labo ka Mid Ah Ay Haween Yihiin Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaari Oo Maanta Ka Dhacay Duleedka Magaalada...

Qalbi-dhagax: ‘Hoggaanka ONLF waxaa ay tagayaan Hargeysa’

C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Ururka ONLF ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Qalbi-dhagax oo qaar...

Somaliland oo eedeyn u jeedisay Micheal Keating.

Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland ayaa dhaliil u jeediyay wakiilkii hore ee qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating. Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sheegay in...

Puntland oo Somaliland ku wareejisay Nin dil ka geystay Ceel Afweyn

Maamulka Puntland ayaa maanta  Maamulka Gobolka Sanaaga ee Somaliland ku wareejiyay Nin lagu magacaabo C/Nuur Maxamuud Maxamed,kaas oo dhawaan Haweeney ku dilay degaanka Ceel ...

Somaliland oo sheegtay in ay maanta qaabileyso Ciidan dib uga laabtay sarkaal horay uga...

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in maanta Magaalada Ceerigaabo ay ku qaabilayaan Sarkaal ka tirsanaan jiray Ciidamada Somaliland hayeeshee...

Guddoomiyaha Wakiillada Somaliland oo Laasacaanood u tagay xallinta colaad Beeleed

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Somaliland ayaa magaalada Laasacaanood ee Xarunta Gobolka Sool u tagay xallin colaad Beeleed ka taagan Gobolka. Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax oo...

Somaliland oo la wareegtay Haamaha keydka Shidaalka ee Berbera

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta la wareegtay Haamaha Keydka Shidaalka ee Magaalada Berbera,halkaas oo bilihii la soo dhaafay uu ka taagnaa muran u dhaxeeyay dowladda...

Qiimaha Shidaalka Somaliland oo sare u kacay

Wararka ka imanaya degaanada Somaliland ayaa sheegaya in qiimaha shidaalka degaannadaas uu sare u kacay kaddib khilaad soo kala dhexgalay Xukuumadda Buuse Biixi iyo...

Al-shabab oo 418; weerar geystay lix bilood gudahood, Warbixin.

Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab  ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah...

Roob Baraf wata oo ka da’ay Gabiley

Magaalada Gabiley ee Maamulka Somaliland waxaa shalay gelinkii dambe ka da'ay Roob Baraf watay,kaas oo ay cabasho ka muujiyeen dadka Magaalada. Roobka ayaa aad ugu...
error: Content is protected !!