Monday, January 21, 2019

Haysom oo Hargeysa gaaray

Ergeyda Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Haysom ayaa magaalada Hargeysa...

Sucuudiga oo D.Federalka ku qanciyay Maalgashiga DPWorld ee Berbera

Wargeyka Indian Ocean ayaa qoray in Boqorka Dalka Sucuudiga uu Ra'isalwasaaraha Soomaaliya kala hadlay in dowladda Federaalka ah ay joojiso cadaadiska ay ku heyso...

Wasiir Cawad oo beeniyay in ay deeqaha ka jareen Somaliland

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,ayaa beeniyay in dowladda Federaalka ah ay deeqaha ka jareyso Maamulka Somaliland. Wasiirka oo maanta ay su'aalo weydiiyeen xubnaha...

Jabuuti iyo Somaliland oo ku tartamaya halkii laga dhoofin lahaa shidaalka Itoobiya

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Maamulka Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa sheegay in ay codsi u direen dowladda Itoobiya kaas oo ah in dhuumaha...

Xildhibaanno billaabay xallinta Colaadda Gobolka Sool

Xildhibaan Axmed Maxamed Axmed oo katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in ay la xiriireen Odoyaasha dhaqanka Gobolka...

Somaliland oo ka hadashay dagaalka Dhumay

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal shalay iyo maanta ka dhacay degaanka Dhumay oo ku yaalla Koofurta Gobolka Sool. Muuse Biixi...

Sool: Clan Militia clash leaves 40

Reports from Sool Region claiming that more than 40 people dead and more than 80 others injured on yesterday after two Clan Militias fought...

40 Qof oo ku dhintay dagaal Beeleed ka socda Gobolka Sool

Ugu yaraan afartan qof oo dhinacyada dagaallamay ah ayaa ku geeriyooday halka ay 80 kale ku dhaawacmeen kaddib dagaal beeleed shalay ka dhacay degaanka...

Duq Cusub oo Maanta Hargeysa Loo doortay, Isaga iyo Xubnihii Doortay oo La xiray.

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa Xarunta Maamulka Somalilnad ayaa sheegaya in la xiray Duqa Cusub ee ay doorteen Dadweynaha Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed...

Maamullada Degmooyinka qaar ee Hargeysa oo diiday bixinta Canshuurta

Saddex ka mid ah Maamullada Degmooyinka Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa diiday in ay bixiyaan canshuurta degmooyinka ee ay qaaddo dowladda hoose ee...
error: Content is protected !!