Thursday, March 21, 2019

Korneyl Caarre oo hay’adaha samafalka ka dalbaday in ay kaalmeeyaan dadka Sanaag.

Korneyl Siciid Cawil Caarre oo sheegay in uu tagay Deegaanno katirsan Gobolka Sanaag ayaa tilmaamay in soo arkay dad la dhibaateysan abaar ku dhufutay...

Somaliland oo diidday in Turkiga dhexdhexaadiyo wadahdalka dowladda Federalka

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sababeeyay waxa maamulkiisa uu ku diiday in dowladda Turkiga ay dhex dhexaadisi wadahadalka dowladda Federaalka ah iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo aan Adis ababa kula kulmeyn Muuse Biixi

Warar soobaxay xalay ilaa saaka ayaa sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uusan maanta tageyn Magaalada Adis ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Adis ababa...

Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo Maanta Addis Ababa ku kulmaya.

Sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen Mustaqbal, waxaa maanta Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya ku kulmaya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Somaliland oo shuruud ku xirtay Wadahadalka Dowladda Federaalka

Maamulka Somaliland ayaa shuruud ku xiray dib u billaabidda wadahadalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud...

Somaliland oo Xeebaheeda ka joojisay Maraakiibta shisheeye

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Somaliland Xasan Maxamed Cali  ayaa sheegay in ay go'aan ka qaateen Maraakiibta ka kalluumeysta xeebaha Maamulkaasi. Sababta waxa uu ku...

Hargeysa: Xubno ka tirsanaa Kulmiye oo ku dhawaaqay garab cusub

Koox ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland taladiisa haya ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen Magaalada Harhgeysa waxaa ay uga dhaqaaqeen Garab...

Wasaaradda Qorsheynta Somaliya oo ka hadashay habka Somaliland uga qeyb geleyso qorshaha Qaranka

Cabdulqaadir Maxamed Aadan;  Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay sida Maamulka Somaliland looga qaybgelinayo qorshaha qaranka...

Wasiirro hore uga tirsanaa Somaliland oo soo gaaray Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray afar Qof oo ka tirsanaa Xukuumaddii Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee Maamulka Somaliland iyo dad kale oo la socda. Wasiirrada...

Imaaraadka oo tababaraya 15,000 oo ciidanka Somaliland ah

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay Saldhigga Milatari ee ay ka dhiseyso Berbera,howlaha uu qabanayo, qandaraaska lagu dhisayo iyo sharikadda dhiseysa. Qoraallo diblmaasiyadeed oo ka...
error: Content is protected !!